Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan hashim on September 28, 2017, 12:42:23 PM

Title: Su'aal: Xiniin yaraatay sideedii ma lagu soo celin karaa?
Post by: Hassan hashim on September 28, 2017, 12:42:23 PM
Hadii aan suaal idiin ka weydiiyo adin koo raali ah yaraanshahaaas xiniinka sidiisii hore malagu soon celin karaa jwb wcn dr
Title: Re: Su'aal: Xiniin yaraatay sideedii ma lagu soo celin karaa?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2018, 07:57:58 PM
Xiniinta haddii ay shuuqdo oo baaba'do dib uma soo laaban karto, waxaana xaaladaasi loo yaqaanaa "Atrophy", ka baro casharkaan cudurka keeno iyo sida looga hortago: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)