Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on February 28, 2016, 11:24:02 AM

Title: Su'aal: Maxaa la dhahaa penile ?
Post by: Mr Mahamed on February 28, 2016, 11:24:02 AM
Asc ditore waxan rabaa in aan ku waydiiyo waxa ladhaho penile papules ma cudurbaa ama waa finan rabaani ah oo allah raga ugu talagalay aniga way iigu yalaan wax xanuuna kuma qabo lkn wal wal ayeey iigu hayaan jawaab wacan
Title: Re: Su'aal: Maxaa la dhahaa penile ?
Post by: SomaliDoc on March 06, 2016, 12:32:37 PM
Waa kuskuus ka soo baxo wareega koofida xubinta ragga, wuxuuna badanaa ka soo baxaa ragga aan gudnayn, lamana garanayo sababta keento inkastoo dad badan ay si qaldan u aaminsan yihiin in galmada lagu kala qaado laakiin ma ahan wax sax ah.