Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiincali on January 22, 2019, 09:34:35 PM

Title: Su'aal: Qof maqane-jooge ayaan ahay?
Post by: Yasiincali on January 22, 2019, 09:34:35 PM
Asc dr aniga oo dhan aa maqan  dareenkeyga wuu joogaa lkn dabka maskaxda aa maqan 
Title: Re: Su'aal: Qof maqane-jooge ayaan ahay?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2019, 12:57:36 PM
Walaal arintaas bal faahfaahi, si aan talo kugu haboon kuu siiyo...

Caafimaadka markii laga hadlayo xaaladda "maqane-jooge", waa nuuc ka mid ah xanuunka qallalka fudud ee loo yaqaano "simple absence" or petit-mal, laakiin waxaa laga yaabaa inaad si kale u la jeedid ee bal soo faahfaahi adigoo mahadsan.