Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sanca222 on April 11, 2016, 12:52:13 PM

Title: Su'aal: Cudur xanbaare ayaa tahay ayuu igu dhahay?
Post by: Sanca222 on April 11, 2016, 12:52:13 PM
asc doc wan ku salamay salan ka bacdi doc magaceyka ali waxan rabay in aan ku weydiiyo sual doc maalin maalmaha ka mid ah ayaa qof u baahday in loo shubo dhiig aniga ayaa dhahay u shubayo markii baaritaan leyku sameyay waxan leyku dhahay lagama shubi karo waxad qabtaa cagaarshow B ka bacdi waxan u tagay dhaqtar baaritaan ayuu igu sameeyay wuxu igu dhahay cagardhwo b qabtaa computer beerka iga saaray marka igu dhahay beerkaga wuu fiican yahay cudur xanbaare ayaa tahay ayuu igu dhahay marka ka bacdi baaritaan ma anan isku sameynin markas cudurkaas saas yahay maxa lagu daaweyn karaa intee saameyn ayuu lee yahay doc plz jawab ka sugaaa insha allah hadii aad jawabta emailkan igu soo diri karto waxan ka sugaa insha allah geedoole555@gmail.com
Title: Re: Su'aal: Cudur xanbaare ayaa tahay ayuu igu dhahay?
Post by: Samawade5151 on April 11, 2016, 03:06:54 PM
Halkan ka akhriso cudurka cagaarshowga B
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html)