Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak ali hassan on November 19, 2017, 01:09:10 PM
-
Asc DR waxaan ahay wiil xanuun san
Waxaa liga hayaa sanka ma Daremo wax xanuuna ama dhiba neefsigu waa caadi hadii aan meel yar oo cabura ama cariiri ah galo waa neef qabatooma ilaa aan afka ka nefsado wax iima uraan waxna ima carfaan hadii an barafuun sanka ku buufiso ma dareemi karo kaliya qaboow iyo ashitadiisa uunba dareema
Wax ii carfaya ma lahan ama ii uraya su.aashaan caafi maad iga caawi talo iyo cudurkaan waxa uu yahay
neefiga markaa aan neefta qaadanayo waxaan dareemaya shiir qaabadaro ah sida moorada ariga ama xoolaha ari cadkaa sida ay usoo shiirto ayaan qaadanayaa neef u karaysa waxaana mararka qaar auura gal ah in ay iga guurto ayada dhan oo wax ii cafrin iina karin xitaa midkaas aan waayo ayaan kadib hadana igu soo laabto
NB mar kale ayaan su aashan soo diray hada ka horna saan oo kale baan usoo diray wax jawaabana aanan helin
Mahad sanid
-
Caabuqa sanka oo kugu raago wuxuu keenaa in unugyada wax lagu carfiyo inay howlgabaan, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)