Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hayaan on May 28, 2010, 05:45:50 AM

Title: Su'aal: Afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan?
Post by: Hayaan on May 28, 2010, 05:45:50 AM
walaalayaan waan idin salaamayaa aad iyo aad ayaad umahadsantihiin
suaashaydu afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan oo aan dheecaana lahayn
 
Title: Re: Su'aal: Afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan?
Post by: SomaliDoc on May 30, 2010, 09:28:00 PM
Ka halkee afka dhexdiisa (carabka, dhenxanagga, bushimaha)?
Title: Re: Su'aal: Afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan?
Post by: Hayaan on May 31, 2010, 01:08:50 PM
salaamu calaykum salaan kadib aad ayaad umahadsantihiin
waxaa weeyi meesha aanku arkay barbarta yar ee cad oo xanuun badan
waa camanka oo xaga hoose ah 
Title: Re: Su'aal: Afka dhexdiisa barbar yar oo cad oo xanuun badan?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2010, 06:25:58 PM
Waxay u badantahay inay tahay cabeeb laakiin waxyaabo kale ayaa keeni kara.
La xiriir takhtar maqaar.