Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on October 01, 2010, 12:13:54 PM
-
asc salaan kadib maxaa keena dhuusada badan habenkii ma cudurbaa ?
-
Dhuusada badan waxaa keeni kara dibbirada kaasoo ka imaan kara gaastrikada