Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AarDacar on November 04, 2015, 08:55:18 PM

Title: Su'aal: Waa Maxay Faa'iidooyinka Shaaha Cagaaran?
Post by: AarDacar on November 04, 2015, 08:55:18 PM
Dr. Waad mahadsantahay sidaad mar walba noogu faa'iidaysaan. Allena ha idinka abaal mariyo maalin loogu baahi badan yahay.
waxaan dhawaanahan aad u raadinaayey sidaan isaga ridi lahaa xadi badan oo baruura.
raadin dheer ka dib waxaan in badan in dhahaygu qabanayeen SHAAHA CAGAARAN (Green Tea) inuu yahay kan uugu dhakhsaha badan ee baruurta badan lagu rido (pelly fat).
Jawaabtaadana waxaan ka arkaa inuusan wax fat ah jidhka ka ridin ee uu biyaha yareeyo.
Dr fadlan waxaan kaa codsanayaa in aad iga jaahil tirto faa'iidadda shaaha cagaaran iyo in uu baruurta gubi karo.
habkeese uugu haboon oon kuridi karaa baruurta, nooca cuntadda ay tahay inaan joogteeyo.
Title: Re: Su'aal: Waa Maxay Faa'iidooyinka Shaaha Cagaaran?
Post by: SomaliDoc on November 09, 2015, 05:08:01 PM
Bismillahi..

(http://somalidoc.com/Topics/shaahcagaar.png)

Maxaa ka taqaanaa shaaha cagaaran?

Qoraalkeena maanta wuxuu fikrad buuxda kaa siin doonaa cabitaanka ugu caafimaadka badan dunida sida ay cilmibaarayaashu ay sheegaan.

Inkastoo wax badan oo faa'iido ah laga sheego shaaha cagaaran, laakiin waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa 9 faa'iido kaliya, kuwaas oo aan dood ka taagnayn oo ay dhowr cilmibaaris isku waafaqday ina y yihin arrimo la tijaabiyay.



Talooyin:
Suuqyada waxaa laga helaa shaahyo kala tayo duwan, intaba waxaa la sheegaa inuu shaah cagaaran yahay, sidaas daraadeed ku dadaal shaaha cagaaran oo aad gadanaysid inuu yahay "green tea extract" ama "organic green tea".

Haddii aad su'aalo caafimaad qabtid iigu soo dir halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)

http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)