Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abadifatah on December 02, 2017, 06:57:39 PM

Title: Su'aal: Waa imisa nuuc Tb-da lafaha ku dhacdo?
Post by: Abadifatah on December 02, 2017, 06:57:39 PM
waxan dhakhatiirta su aalayaa inay iiga jawaaban waa imisa nooc TB lafaha ku dhcdaa?
Title: Re: Su'aal: Waa imisa nuuc Tb-da lafaha ku dhacdo?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:59:21 PM
Tb-du waa hal cudur oo uu keeno hal jeermis, laakiin waxay jirka kaga dhacdaa meelo badan oo ay ka mid yihiin lafaha sida lafdhabarta, kalagoysyada iyo meelo kalaba. fadlan faahfaahinta Tb-da lafaha ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7517.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7517.0)