Somali Medical Forums

Administration Panel => Announcements => Topic started by: Admin on December 18, 2007, 06:17:35 PM

Title: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Admin on December 18, 2007, 06:17:35 PM
(http://www.greetingspk.com/kalpoint/kalgrt/code/Images/eid2002_33.jpg)

Ciidaan Ciideeda Kale Ilaahay Hanagu Gaarsiiyo Bashbash, Barwaaqo iyo Wadankii oo Nabad Ah
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Ahmed_07 on December 18, 2007, 06:40:33 PM
Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan(http://)
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Dr.Hersi on December 18, 2007, 08:30:33 PM
s/c , ciid wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan , waxaa ilaaah inooga rajayn inuu ciidan ciddeda kale ina ku gaarsiiiyo barwaqo , caafimaad , wadankina ilaah nabad iyo dawlad inoga dhaliyo , ,  dadka dirasada wadana ilaah u fudodeeyo , inta dhamaysana  ilaaah ka dhigo kuwii dalkoodii iyo dadkoodii anfaca, sanadka soo socda inaaan meel kuwada cidno ban inoo rajayn ,  ,
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Kassim on December 18, 2007, 08:34:01 PM
Asalaamu Alikum Dear Brothers and Sisters

It’s the time of year we say EID MUBARAK is upon us once again.
Doors open to everyone while perfume fills the air
A time to see the ones we have not seen for a while
With tables that have a space for all
Love, hopes and dreams are shared
Being thankful for all that exists in our lives.
Being generous to the ones that need it
Having patience to withstand what life brings

I  Say Happy EID” or as we say Eid  Mubarak” to everyone without exception. May we be able to open our hearts and minds to different people and cultures around us.

A specil EID Mubarak to all Somali’s living and studying abroad who cannot be home for Eid;
Let’s pry for those who can’t have the happens we have,
Waa maalin kheer badan, EE AAN UDOCEYNO WADANKEENA,
YAA RAB wadankeena amaan nooga dheg,
YAA RAB  umada Somaaliyeed  Dhipaatada ka korqaad meel walebo oo ay joogaan, qassatan ku somaliya ku dhipaateesan.
YAA RAB nagadhig kuwa next year ku Ciido wadankooda, Aamiin Ila dheha. AAAAAAAAAAAAAAMIINNNN
 
our beloved countery,  we all  miss you, sending you wishes, and Eid mubarak  across sea's   
             عيدمبارك      كل عام وأنتم بخير       
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Dr.Adnan on December 19, 2007, 01:15:27 AM
Ciid Wanaagsan
(http://realmadrid.jeeran.com/EID.gif)
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Pharmacist on December 19, 2007, 03:43:32 AM
Asalaamu Alikum Dear Brothers and Sisters

It’s the time of year we say EID MUBARAK is upon us once again.
Doors open to everyone while perfume fills the air
A time to see the ones we have not seen for a while
With tables that have a space for all
Love, hopes and dreams are shared
Being thankful for all that exists in our lives.
Being generous to the ones that need it
Having patience to withstand what life brings

I  Say Happy EID” or as we say Eid  Mubarak” to everyone without exception. May we be able to open our hearts and minds to different people and cultures around us.

A specil EID Mubarak to all Somali’s living and studying abroad who cannot be home for Eid;
Let’s pry for those who can’t have the happens we have,
Waa maalin kheer badan, EE AAN UDOCEYNO WADANKEENA,
YAA RAB wadankeena amaan nooga dheg,
YAA RAB  umada Somaaliyeed  Dhipaatada ka korqaad meel walebo oo ay joogaan, qassatan ku somaliya ku dhipaateesan.
YAA RAB nagadhig kuwa next year ku Ciido wadankooda, Aamiin Ila dheha. AAAAAAAAAAAAAAMIINNNN
 
our beloved countery,  we all  miss you, sending you wishes, and Eid mubarak  across sea's   
             عيدمبارك      كل عام وأنتم بخير       



Amin Yaa Rab walaal Kassim, Ilaahay ducadaada hanoo ajiibo, Ciid wanaagsan dhamaatiin inkastoo anaga aan jimcaha iidayno!!!!!!!!
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: MuslimDoc on December 20, 2007, 01:33:46 AM
Ciid Wanaagsan, Kulu caamin wa antum bil-khayr dhamaan dadka muslimiinta ah meel walba ay joogaan.
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Munim on December 20, 2007, 10:02:15 PM
A.C.W.W Dhamaan xubnaha Sharafta leh ee webkan
waxan idinkugu hambalyaynaya munasabada Cidul Adxa Almubarak   Ciidan ciideedana Allah nooga dhigo wadankeena  Bashbash barwaaqo Nabadgalyo, dowlad caadil ahna ALLAH nasiiyo dhibka wadanka iyo shacabkeenana ku habsaday ALLAH ka dulqaado si aan dhiblahayn.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN Ya RAB   
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Sumayya on December 21, 2007, 03:29:01 PM

EID MUBARAK!

May Allah (SWT) give to muslims guidance, patience, forgivness, His mercy and blessings.
Title: Re: Happy Eid - كل عام وأنتم بخير - Ciid Wanaagsan
Post by: Geeljire on December 25, 2007, 04:03:47 PM
Ma laba labayn ee Ilaahay amarkiisuu qaatay.

"Wiilkaygiyow anoo ku gawracaya ayaan arkay," ayuu ku yiri wiilkii keliga ahaa ee uu dhalay.

"Aabow fuli amarka Eebe," ayuu inankii yaraa yiri. Wuxuu raacshay: "Waxaad i arki doontaa Ilaahay idinkii inaan sabro."

Aah! Mawqif adag oo kelyo iyo karti u baahan oo kan ka weyn weligaa miyaad aragtay?

Inaguna ma karno in aan dhawr daqiiqo hurdada ka toosno oo aan salaadda subax tukano.

Anbiyada Ilaahay Ibraahiim, Ismaaciil iyo Muxammed Naxariis iyo Nabad galyo  Ilaahay korkooda ahaato. Inagana dambigeena Allaha dhaafo.

Talo: Xiriiiri ehelkaa, qaraabadaa iyo saaxiibadaa !

CIID wanaagsan to dhamaan  bah wadaagta SD , even though it might be a bit late to say anything about the CIID at this time.

Geeljire .