Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Pharmacist on April 12, 2008, 06:12:37 AM
-
- Markaad bilaabto inaad cabto daawada dhakhtar ka weydii inuu ku sharxiyo sida daaweynta aad u isticmaali karto, iyo wax khatar u
ah caafimaadkaaga.
- Ha isticmaalin qof kale daawadiis, ha siin daawadaada qof kale.
- Haddaad isticmaasho daawada waqti oo lagu tala galay inaad isticmaasho, ha joojin intaadan dhameysan waqtiga oo dhan.
- Dhakhtarka ama daawo-ibiiye, weydii in ay hubiyo daawada aad isticmaaleyso, wax muhiim waa qiyaasta daawo ee hal-mar aad qaadato.
- Daawada walba waa la wada siiyaa warqadda ku sharxo sida loo isticmaali karo daawadan. Haddi lagu siin waayey weydii dhakhtarada.
- Haddaad takto isbitaal qaado oo tus dhakhtarada daawada aad isticmaaleyso. U sheeg haddaad alerjiyo ama uurka leedahay.
- Haddaad isbitaalka joogto iska hubso inaad daawada caadi aad u isticmaasho ee lagu siineyo.
- Haddaad ka baxdo isbitaalka waa in dhakhtarkaaga ama dhakhtarka aad u tegeyso tustaa daawada aad isticmaali jirtay.
- Ku celi daawada aadan isticmaalin, haku turin meesha qashinka.
Pharmacist