Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qaalib on June 06, 2016, 04:51:17 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose?
Post by: Qaalib on June 06, 2016, 04:51:17 PM
waad mahadsantihiin waxaana idin leeyahay ramadaaan kariim  kadib maxaakeena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose  dhowr jeer oon farmasi tagaay waxay iisheegeen inaan qabo infection waxayna isiiyeen kiniin iyo irbado waxna iima taraan sidaan su'al hore kusheegayba walaalayaal igala taliya dhibkaasaa ihaystee waa dhabar xanuun waliba qaybta hoose maxaa keena ama sideen isuga daweeyaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 12:33:24 PM
Ka akhriso halkaan waxyaabaha keeno dhabar xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0)