Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Basaam on March 01, 2012, 01:05:09 PM

Title: Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?
Post by: Basaam on March 01, 2012, 01:05:09 PM
sidee looga hortagaa baawasiir dhaqtar baan u tagay aniga ooo kacabanayo  cuncun meesha laga saxarooda ah
3 sano in kabadan  ayaa  qabay cudurkaas bawaa siir baa kuugu soo socdo baa leeygu yiri  wax aan kaga hortago  majiraa run miyaa in calaamada bawaasiirka  kamid tahay cuncun
Title: Re: Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2012, 11:40:50 AM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)