Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shafiei on March 11, 2016, 04:55:40 PM

Title: Su'aal: Hurdo la aan mudo dheer ah?
Post by: Shafiei on March 11, 2016, 04:55:40 PM
Asw Dr,
Dhakaatiiirta ka howl gasha webkan somalid aadka u anfacay alle ajar ha siiyo ,
hadii aan suaashayda u gudbo waxaan ihaysa hurdo la aan mudo dheer ah ilaa 8 bilood  waan jiifsanaya laakin hurdo gamci maayo indha waan isku qabanaya laakin si degan useexan maayo aroortiina anigoo aad udaalan oo aan sariirta ka kici karayn ayay gaadhaysaa runtii dhibaato badan ayay igu haysa dhakhaatiir badan wan utagay  neurolgy ayay ii direen scan ayay i saareen  dhib ma jirto ayay dhaheen kinin ayay ii qoreen kala duwan wax is badalana ma hayo fadlan hadii aad iwaacin kartaan  i caawiya.


Mahadsaninidiin
Title: Re: Su'aal: Hurdo la aan mudo dheer ah?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 09:16:53 PM
Ka akhriso halkaan qoraal ka hadlayo hurdo la'aanta:http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Waxaad kaloo akhrisan kartaa dhafarka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6186.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6186.0.html)