Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatxiya1 on April 29, 2015, 12:40:59 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena ugxan la'aanta dumarka?
Post by: Fatxiya1 on April 29, 2015, 12:40:59 PM
Asalamu aleikum
 
maxaa keena ugxanla'aanta(ovulation) amasa in dumarka lagawaayo  Ovutation? meeqa ayaa macquul ah tiro ahaan in ay dumarka lahaadaan?
daawo maledahay ?

         mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena ugxan la'aanta dumarka?
Post by: SomaliDoc on May 02, 2015, 12:28:50 PM
Fadlan halkaan ka akhriso jawaab su'aashaada la xiriirto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html)
Halkaan ka ahkriso su'aal ku saabsaxa ugxanta oo yaraato ama daciif ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4697.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4697.0.html)
Halkaan ka akhriso su'aal ku saabsan daawo lagu kobciyo ugxanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2283.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2283.0.html)