Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxiyo on March 09, 2018, 12:47:22 AM
-
Asc doctor aad baad u mahadsan tihiin hawsha aad noo haysaan
waxaan jeclaaan lahaa inaad noo faahfaahisaan faaiidooyinka caafimaad ee midhaha faasuuliyada ama soomaalidu qaar u taqaano harakoo
suaashan aniga iyo umada soomaaliyeed inaan ka faaiidaysano ayaan u soo qoray.
waxaan filaayaa luuqada qalaad in lagu yidhaahdo midhahan magaca Navy bean