Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C/llaahi aadan on July 01, 2018, 02:58:21 PM

Title: Su'aal: Naqaska oo ku adag ilmaha?
Post by: C/llaahi aadan on July 01, 2018, 02:58:21 PM
ilmaha oo naqasku dhibaayo oo laabta sanqadh ka baxayso kadib markii hargab uu ku dhacay maxaa lagu dawayn karaa mase ka turjumaysaa arintani khatar caafimaad?
Title: Re: Su'aal: Naqaska oo ku adag ilmaha?
Post by: SomaliDoc on January 06, 2019, 10:57:17 AM
Markuu hargabka ku dhaco caruurta qaar wuxuu ku reebi karaa caabuq bakteeriyo taasoo isku badali karta burkiito, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0)

Sidoo kale hadduu cunuga hora u qabay Allarji, waxaa dhici karta in xiiq ama neef ku kiciyo markuu ka sii baxayo, iyadane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0)

Waxyaabo badan ayaa keeni kara in hargabka ku xumaado qofka taasoo caruur iyo dad waaweyn aan kala lahayn, sababhaaasne ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7735.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7735.0)