Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayuusha on October 02, 2019, 06:52:26 PM

Title: Su'aal: Hooyo ayaa lug ka jabtay?
Post by: Ayuusha on October 02, 2019, 06:52:26 PM
Asc awalan doctrs
Hooyo aya lug ka jabtay marka  4month ayay kabnayd alxm wey kabantahay  lkin
Jiifki baa skin ka dhawac ka gaaray  waan la tacalay antibiotic iyo  bomatoyin ba lkin waxba umay tarin marka
limoxin spray ma u isticmali karaa mesha dhawac ah
Mesha hilibka kama maqna ee maqaarka ayaa ka dhacaya  xoga dhiig na wey keenaysaa
Maxaan kula tacaa li karaa
Doct.
Shukran