Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Warsame10 on July 07, 2010, 11:29:04 AM
-
WALAAL WAXAAN AHAY ARDAY MEDICAL AH OO WALI BILOW AH
WAXAAN KA CABANAYAA DHIDID AAD U BADAN OO I KADEEDAY.
IYADOO DHULKU AANU AADBA U KULULAYNL AYUUN BAAN DHIDIDAYAAA. WAXAANA AAD UGA DHIDIDAA GACMAHA,LUGAHA, IYO WAJIGA OON AAD U NECBAHAY INAAN KA DHIDIDO. WAJIGU WALIBA DHIB WAYN BUU IGU HAYAA OO XATAA PRESENTATIONS UMA SAMAYNKARO MY CLASSMATES WAAYO AAD BAAN U DHIDIDAYAA.
SI KASTABA HA NOQOTEE WAXAAN AAD U JECLAAN LAHAA INAAN HELO XAL AH ANTIPERSPIRTANTS AAN BAL MARKAA UUN XATAA ISTICMAALO
WAAN U TEGAY DHAKHTAR WAXBA SE KAMA UU QABAN OO WUXUU YIDHI GARANMAAYO WAX XANUUN AH OON KUU SHEEGO OO KEENI KARA DHIBTAAS. WAA ISKA CAADI OO METABOLISM KA JIDHKA AYAA ISBEDELAYA AYUU YIDHI. RUNTIINA KUMAAN QANCIN JAWAABTAAA!!!!!
XATAA ANTIPPERISPIRAT IMUU SIIN.
PLEASE HELP ME .
-
Dhididka aad ka cabanayso ma mid joogto ah baa mise mararka qaar sida waqtiyada imtixaannada iyo welwel markuu ku hayo?