Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Ahmed Qabaase on May 28, 2017, 05:05:28 PM

Title: Su'aal: Madax xanuun soo noq noqda?
Post by: Mohamed Ahmed Qabaase on May 28, 2017, 05:05:28 PM
dhaktar marka hore waad mahadsan thy matka xigta waa waxaan kaa codsaneyaa inaad igala taliso madax xanuun soo noq noqda dhawrkii cishaba mar maxaan u qataa ama aan isaga daweeeyaa
Title: Re: Su'aal: Madax xanuun soo noq noqda?
Post by: SomaliDoc on December 21, 2017, 02:03:09 PM
Madax xanuunku waa nuucyo badan yahay, waxaa haboon marka hore inaad ogaatid nuuca madax xanuunkaaga, kadib ayaa talo lagaa siin karaa, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)

Waxaad kaloo link-gaan hoose ka sii gashaa qoraal ku saabsan siyaabaha dabiiciga ah ee madax xanuunka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5997.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5997.0)