Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Altastar10 on February 26, 2016, 12:06:22 PM
-
Asc Waxa Waqti Shalay U Tagay Dr-ka Waxa U Sheegay Inuu Xanuun I Haayo Oo Dhanka Hoose Ah Wxa Uu ii Diray Dhiig Iyi Kaadi Inan Iska Qaado Kadib Waxa Uu Igu Yiri Waxba Ka Ma Qabtid Waa Fiican Tahay.......
Anigase Waxa Dareema Xanuun Dhanka 2-da Dhinac Ee Xudunta Hoosteeda Ah Illaaa 2-da Xaniyood Oo Aan Sidaa U Sii Badnayn Aanse Ka Dareemo Gudaha Xanuun Meel Dheer Ay Waqtiyada Qaar Sida
1-Marka Uu Dareenkayga Is Badalo
2-Marka Aan Gabadha An Hada Guursaday U Tago..
-3-Mararka Qaar Oo Fadhiyo Guriga Ama Shaqada.......
Wabillaahi Towfiiq
-
Xanuunkaan waxaa loo yaqaanaa "Cystitis" ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6468.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6468.0.html)