Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu Muxamed on July 13, 2016, 07:34:53 AM

Title: Su'aal: Caga Xanuun?
Post by: Abu Muxamed on July 13, 2016, 07:34:53 AM
Asc dr
Waxa ixanuunaya cidhibta mar mar ayaan dareemayaa xanuun inta badana waa marka aan soconayo ama aan ufadhiisto xaajada(suuliga)
marka ma arin iska caadiya mise waa arin khatarteeda leh
Thanks somali doctors
Jazaakumulaahu khayra
Title: Re: Su'aal: Caga Xanuun?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:39:07 PM
Cilladaan inay jirto ayaa dhici karto ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0)