Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdulahi on April 23, 2011, 11:20:27 PM
-
asc waan idin salaamay walaalayaan sida hagar la'aanta ah eed markasta noogu faa iideysaan salaan kadin walaal waxaa in muda ah xanuun joogta ah oo dar neyn iga hayaa xabadka dhanka bidixda marhore xataa qoraala ayan talo ayad iga siiseen dhaqtar ayaa usheegay baadhitaan ayuuna iidiray waxaa la iga qaadey dhiig ilaa shan qurarado yar yar ah raajato waxaa kale ay isareen konbiyutar waayaro yar yar ayay jirka igaga rikibeen baadhitaanada dhamaan waxay isheegen inan waxba qabin laakin xanuunkii wali wa sii oo waxba iska ma badalin xiligii baadhitaanka waxaa laga jogaa ilaa afar bil xanuunka habeen iyo maalin waa iganuunaa saacada qaar waa igatagaa waa igu soolaabtaa walalayaal maxaa talo ah ood iga siin kartaa mahadsanidin jazaa kumulaah qeer asc
-
Walaal xabad xanuunka waxaa keeno cudurro badan, midka ku hayane halkaan laguma ogaan karo, laakiin waxaan rajaynayaa in shaxdaan aad wax uun ka faaidi doontid qaabka laguu hayo adigoo ka tixraaca.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)