Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiali99 on June 20, 2017, 03:15:30 PM

Title: Su'aal: Exceleron focus plus brain supplement?
Post by: Abdiali99 on June 20, 2017, 03:15:30 PM
Dr. Aad ban ku salamaya ramadan karim.
Exceleron focus plus brain supplement capsules 60 count...
Supplement ka waxtarkiisa iyo side effect giisa hadaad igu caawin karto dr.
Title: Re: Su'aal: Exceleron focus plus brain supplement?
Post by: SomaliDoc on April 05, 2018, 01:49:03 PM
Sida shirkadda samaysay ay sheegtay waa geedo daaweed oo loogu talagalay inay kobciyaan maskaxda iyo xasuusta.
Warbixin intaas dhaafsiisan kama hayo daawadaan.