Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahi Abdiwali on May 12, 2019, 05:19:07 PM
-
ASC WR WB wan idin salaamay dhakhatiirta soomaliyeed wllyal Waxan isku arkay markan wax iftiin leh eego midabo badan oo sida qaanso roobeedka u eg oo ku hareeraysan iftiinka iiga soo jawaaba walalayaal allaha idinka ajir siiye