Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Aziz kasim on January 26, 2020, 12:12:18 AM

Title: Qoorta xageda hore ee dhuunta oo bodbodaysa
Post by: Abdi Aziz kasim on January 26, 2020, 12:12:18 AM
Magacay gu waa abdi Aziz kasim waxan ku waydinaya doctor.
Gabadhaydoo xanusanaysa oo ka cabanaysa halkaa qoorta gar ahaan xageda hore ee dhuunta ayaa boodboodaysa iyado u bodbodaysa sidi wadnaha garaciisa oo kale marka makusoo video iyadoo ah si aad u sii fahanto
Maxay keeni kara doctor ciladaasi?