Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nehal ahmed on October 24, 2016, 09:20:30 PM

Title: Su'aal: dhinac baa i xanuuna markaan xooga socdo?
Post by: Nehal ahmed on October 24, 2016, 09:20:30 PM
Scw wll waxaan rabaa inaan ogaado dhinac baa i xanuuna markaan xooga socdo xaga kalida ah maxaa sababa dr thnks
Title: Re: Su'aal: dhinac baa i xanuuna markaan xooga socdo?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 04:06:40 PM
Waxaa dhici karto in cilladaadu ay lafdhabarta la xiriirto, taasoo cadaadis ku heysa neerfaha quudiyo muruqa dhinacal afdhbarta ee killida ku aadan, fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wiisiteeyo.