Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on March 06, 2015, 03:43:10 PM

Title: Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?
Post by: Abdi21 on March 06, 2015, 03:43:10 PM
Asc wr wb doctor xaaskayga uur ayeey leedahay waana 3 bilood iyo asbuuc waxa jira xiligii eey caadada heli jirtay ayeey dhiig yar isku aragtaa oo 1 mar ah xiliga caadada waxay dareentaa mindhicir xanuuN iyo dhinaca minka oo xanuuna kadibna dhiig yar ayeey isky aragtaa dhaqtarka markii loo geeyana waxay dhahaan ilmaha waa fiican yihiin kadib dhiig ayeey u direen lagu ogaanaayo in in ilmaha kobcaayaan waxana la dhahaa weey kobcayaan ilmaha marka fadlan naga jaahil bixi mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?
Post by: SomaliDoc on March 14, 2015, 03:41:06 PM
Dhiig kaa yimaada xilliga uurka waa calaamad halis ah oo tilmaamaysa in Dhicin ama Dilan uu kugu soo socdo, Fadlan la xiriir taktharkaaga sida ugu dhakhsiyaha badan.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan dhicinta (Abortion): http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html)