Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiincali on September 02, 2020, 11:42:16 AM

Title: Su'aal: Sidee loo daaweeyaa bowlegs?
Post by: Yasiincali on September 02, 2020, 11:42:16 AM
Waxan ahan qof ciladaan qabo marka bowlegs 100/ mala sixi karaa maxaa keeno ciladaan qaliin la aan mala sixi karaa mise qaliinka  aa wax tarleh waa mahadsantihiin somali doc