Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Buraale on April 28, 2011, 10:17:01 PM
-
ma is dhihi karnaa dhareerka waa cudur xun amase wa wax caadi ah , aniga habeenkii aad ayaan u dhareeraa , candharero macnaha , marka subixii waxan so kacaa aniga oo candhoof badanaa aan afka ku hayo , barkintaydana way qoydaa , maxaa tallo ah arintaa. ilaa dhowr sano sidaa ayaan ahaa ,
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3111.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3111.0.html)