Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aamino on December 21, 2014, 01:21:46 AM
-
Asc walal wan idin salamay dhaman dhakhatirta somaliyed ad ayan ugu faraxsan ahay inan dhakhtar afkayga hooyo ku hadlaya aan su'aal kuwaydiyo tas ilahay ayan ugu mahadinaya inta kadib su'ashayda waxa waye waxa laigu dhahay waxa kelida bidixda kaga yala labo fixod marka mid aya wayn marka wan barayna hadi lo bahdona wa in laga jara marka waxan waydin laha talo dhakhatar qalin hadi uu idinku jiro in uu talo igasiyo hadi ay dhahan wan ka jarayna ma qalin waunba hadi se an iskadayo wax dhib ah ma ikenaysa waxan ahay gabaryar oo rabta in sy wax dhasho ad bad umahadsan tihin
-
Qoraalkaan ayaan rajaynayaa in uu su'aalahaaga oo idil kaaga jawaabi doono: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5533.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5533.0.html)
Haddii aad sii qabto su'aalo dheeraad ah oo ku saabsan xanuunkaan, isla bogga su'aashaada ku sii weydii adigoo doorta buttonka "reply".
-
Asc walal had bad umahadsantihin dhamantiba su ashaysu waxa ay daba socota tii hore ee ahayd kelida fixdu kutal walal sidad ishegten hada wax dhibato ah kelidu iguma hayso lakin waxa xan isku arkay saxaradi oo an iga so baxayn ad modo in ciriri usaran yahay malawadka iyo nefbadan oo iga so baxaysa marna ad modo in ay igu xirmayso markann musqushagalo waxan daremay marka fixdu masababi karta hawadan igaso baxaysa calosha tagan iyo daco badan wad mahadsantihin
-
Fiixda kilyaha xiriir lama lahan calool adeegga iyo hawo badan ee aad daacato ama dhuusto.
Waxay calaamadaha aad tilmaantay noqon karaan Gaas calooleed ee takhtar kala xirir arintaas ama xanuun dheefshiid xumo keenay.