Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhya on December 13, 2015, 02:05:57 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena gaaska boga ku dhaca?
Post by: Farhya on December 13, 2015, 02:05:57 PM
maxaa keena gaaska boga ku dhaca maxaase lagu dawayn karaa muxuse sababikaraa ugu danbayn oo saamayn ah
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena gaaska boga ku dhaca?
Post by: SomaliDoc on December 18, 2015, 07:40:22 PM
Halkaan ka akhriso xanuunka gaaska iyo waxa keeno iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
Waxaad kaloo akhrisataa cunnooyinka u roon gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html)