Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Maqaarka => Topic started by: Omar Sheikh on January 05, 2013, 02:04:54 AM

Title: Su'aal: Xiniinta oo xoqxoqaa?
Post by: Omar Sheikh on January 05, 2013, 02:04:54 AM
waxaan rabaa in  si fiican lagu sheego waxa jira  xiniinta bidix waxaan ku arkey nabro oo adag markii aan riixowaa  adeeg  marakuu bis laado marka aan gacantakuriixo waxaa kaimaanaa ama ka soo baxaa waxa adag sida dhagax oo kale  waan fami  waayey waxa uu yahay  maraan dhaqtara u tagay waxaa uu igu yiri waa xeer meel farii satey  ma famin micnihiisa   waa sida dhagaxa oo kale waa adeeg waan cad yahay  maxaa daawo uah    xiniin yaha waa xoqxoqaa  waana ku raxeestaa markii aan xoqaayo taranka waa istaagaa waa istii oo kale      fadlan  iga soo jawaab
Title: Re: Su'aal: Xiniinta oo xoqxoqaa?
Post by: SomaliDoc on March 10, 2013, 12:27:14 PM
Waxaa haboonaan lahayd in aad la xiriirtid takhtar aqoon u leh cudurrada maqaarka iyo wixii la xiriiro isagaa kaa shaafin doono.
Badanaa cudurrada noocaan ah waxaa lagu kala sooci karaa, arkis iyo aqoon in dhakhtarka u leeyahay....