Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cali Asaaro on June 19, 2015, 09:42:05 PM

Title: Su'aal: Mooska oo la badsado cudurka macaanka ma keeni karaa?
Post by: Cali Asaaro on June 19, 2015, 09:42:05 PM
asc ramadaan kariim somalidoc  salaan ka dib waxaan idiin waydiinaa mooska amaa muuska hadaan badsado ma i keeni karaa cudurka macaanka ama diabets tnks
Title: Re: Su'aal: Mooska oo la badsado cudurka macaanka ma keeni karaa?
Post by: SomaliDoc on June 20, 2015, 04:52:15 PM
Mooska waad cuni kartaa laakiin qiyaas waa in aad ku cuntaa, waxayna ku xiran tahay heerka sonkortaada iyo sida aad u kontaroosho intaba.
Waxaa habboon in aad takhtarkaaga kala tashatid in aad cuni kartid iyo inta aad ka cunaysid maadaama uu heerka sonkortaada uu la socdo.