Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimcaa on February 27, 2020, 06:26:04 PM
-
walaal waani salaamay bahda somali doc
walaal dawooyinka wadanka somalia ma yaalan .androcur,cyproteron ama depo provera ,daawada Benperidol anquil ,xaalada udoonayo halka kama faahfaahin karo
-
su,aashayda miyaa la hilmaamay hadaad pharmicst tahay iga jawaab iyo dhakhatirta 8)
-
su,aashayda miyaa la hilmaamay hadaad pharmicst tahay iga jawaab iyo dhakhatirta 8)