Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on April 11, 2016, 01:27:33 AM

Title: Khayaal-abuurka iyo Korriimada Maskaxda Caruurta
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 01:27:33 AM
(http://somalidoc.com/Topics/khayaal.png)

Khayaal abuurka caruurta waxay muhiim u tahay korriimada maskaxdooda, waxaa la dhahaa caruurta aadka u khiyaal badan way ka maskax badnaan doonaan caruurta kale markay waynaadaan, inkastoo waalidka qaarkii ay u moodaan caruurta khiyaalka badan inay dhiman yihin ama ka maskax yaryihiin caruurta kale markay yaryihiin.

Caruurta khiyaalka badan waxaa lagu gartaa inay aad u jecelyihin u sheekeynta, wax sawiridda, wax midabeynta iyo ciyaarta.

Waxay dhakhaatiirta ku taliyaan in la dhiirigeliyo khiyaalka caruurta tan oo faa'ido u leh caruurta iyo xiriirka waalidka uu la leeyahay.

Sidee loo dhiirageliyaa khiyaalka caruurta?

Qoraalo Kale:
Saamaynta Caruurta Lugta laga xidho: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4049.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4049.0)
Saamaynta Garaacista Caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6496.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6496.0)
Fudeydka iyo Qalqaalinimada Caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=987.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=987.0)
Daahidda Hadalka iyo Hadal la'aanta Caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1661.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1661.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)