Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xaliimo on February 06, 2016, 08:33:30 PM

Title: Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?
Post by: Xaliimo on February 06, 2016, 08:33:30 PM
Asc dr wad mahadsantihin wan heley jawabtey waxan qaba su,aal kale.o ah fininka wajiga kaso baxa waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga markey cadada iga imaaneyso aya waxa iga so baxa finan wajiga wayna iga ba bi ijiren markey cadada iga timdo kadib waxan yeshey uur markas bay igu so baten waliba bilihi danbe waxan rajaynayey.markan dhalo iney iga ba ayan lkn.igama bi in o waxay bilaben cuncun.iyo olol markan fool dhaqdo maxa sababaya finanka.nocaas ah ma wax hormonka ku xiran ba mise wa wax kale iga jaahil bixiya idinko.mahadsan mise wa inan dhaqtarka maqarka la xirira?
Title: Re: Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?
Post by: SomaliDoc on February 10, 2016, 03:35:36 PM
Ka akhriso jawaabta su'aashaada halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)