Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Macanecabdi on May 11, 2022, 05:50:23 PM
-
Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta wa sideedi xitaa labo dhaktar o kale ayan tagay kiniino kala duwan ayaa la I qoray waxna igana tarin....
...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
-
Dr waxa I xanuunta xiniinta bidix wayna I bararsantahay, 5bilood ka hor ayan daawo dhamaystay la ii siiyay infection darteeed(UTI),.UTI dii wan ka bogsaday balse xiniinta aya barar I bilaabay,siiba ta bidix labo dhaktar o kale ayan tagay waxayna I dheheen wa epidydimo-orchitis kaso keenay hada scrotal sac(minimal hydrocele) kiniino kala duwan(antibiotics) ayaa la I qoray waxna igana tarin....
Marka Dr bal maxaan sameeya jazaakalhu khyran
...(way I barasantahy,taabahsadana way ku damqata, mararka qaar labada xininyood way kala dheeradan, )