Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilyas Abdikarim on May 06, 2016, 09:45:19 PM

Title: Su'aal: Sanka oo dhiig bilaa nabar ah iska yimaado?
Post by: Ilyas Abdikarim on May 06, 2016, 09:45:19 PM
Asc wr wb dr waan kaaga mahad celinayaa waqtigaaga qaaliga ah iyo sida wanaaga badan oo aad inoogu faaideyso dr waxaan wax kaa weydinaya xanuun aan in badan la dhibanahay dr sanka dhinac kamida ah ayaa dhiig iga imaada waliba xilli kuleelaha dhiigas oo aad ii dhiba xitta anigoo jiifa ayuu iga iman marar ka qaar oo aan ku kacaa mararka qaar ano tukanaya ayuu iga yimaada oo salaada sujuuda kujiro marka uu iga yimaado waan wareera waxaan dareema kuleel zaaid ah waxaan isku arka 3 sano iyo in kabadan mar ayaan dr xaafad ii dhaw jooga utagay wuxuu iga qaatay lacag wuxuuna sanka gudihiisa mariye dawo wax na wuu ku dhajoye isbuuc waan ka nastay xanuunki kadib wuu igu bilowday hada aan kula hadlayo xalay saq dhexe baan kukacay habeen hore sidookale  dr waxan kaa codsanaya in aad iishegto waxa u asalka ah iyo daawadiisa iyo wixi talo ah oo aad isiineyso yaan kaa ilaabina waxan qaba sanboor oo ad ii dhibo dadka qaar markey i arkan waxey igu dhahaan waa samboor halka qaar igu dhahaan waa san qaroor waana caafimad dhiiga kaa imaanayo lkn uma arko cfmaad aniga dr fadlan adoo mahadsan jawaabta waan kaa sugayaa alle ha kubarakeyo in badana qoraaladaada quruxda badan wan kaga mahad celinaya .
Title: Re: Su'aal: Sanka oo dhiig bilaa nabar ah iska yimaado?
Post by: Ilyas Abdikarim on May 06, 2016, 11:02:46 PM
Fadlan Jawaabta Ayaan Sugaya Dr mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Sanka oo dhiig bilaa nabar ah iska yimaado?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 09:31:59 PM
Qoraal ku saabsan san-gororka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0)