Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaboobe on November 22, 2010, 09:20:30 PM
-
scww
walaal haddii xiniinta midig bararto kaarna wadato waa maxay maxaase daawo ah.
-
Halkaan ka akhriso jawaabo hore oo ku saabsan isla su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2987.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2987.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3109.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3109.0.html)
Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaan.