Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daacad2017 on October 26, 2017, 01:14:51 AM

Title: Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?
Post by: Daacad2017 on October 26, 2017, 01:14:51 AM
Asc wrb wb walaal waxaan doonayaa in aadiga caawisaan waxaan haystaa wiil dhowr iyo toban jir weyn .wiilkaas afkiisa ayaa uraya mana dareensana  haddaan u sheegi lahaa waxaanka baqayaa inuu schoolka ka tago ama cayaalka saaxiibadii la go.o waanan dareensanahay in dhob haysto aanu dareensanayn dhibkaas maxaad igula talin lahaydeen
Title: Re: su aal
Post by: CilmiSabca on October 26, 2017, 02:13:16 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta oo faahfaahsan:-
http://bit.ly/2eSnBBa (http://bit.ly/2eSnBBa)
Title: Re: Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on October 31, 2017, 02:10:32 PM
Fadlan linkiga hoose ka akhriso jawaabtada mahasanid.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)