Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nevergiveup on June 01, 2011, 01:08:55 AM

Title: Su'aal: Caadada?
Post by: Nevergiveup on June 01, 2011, 01:08:55 AM
aswrwb.. taqatirta wan idin slaamy waxan ahay naag somali cadada dhiiga aad bay iga qaldantahay waxa hada iga maqanyahay dhiiga muddo 6 bil ah marna wu soo dahaya marna wu so dhaqsada marka cilada maxay noqon karta waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Caadada?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2011, 07:21:09 PM
Jawaabta su'aashaada horay ayaa looga jawaabay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)

Qoraalkaan kalane ka faaideyso: Caado-Xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html)