Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahnuunyar on May 12, 2013, 01:32:33 AM

Title: Su'aal: Maxa sababo dhididka gacmaha iyo lugaha oo joogto ah?
Post by: Sahnuunyar on May 12, 2013, 01:32:33 AM
asc dhaman dhaqatiirta sharafta leh waad ku mahad santihiin adega ad u heysan bulshaweynta somaliyeed kun & kow jeer

dhibatada iheysato waxa waye (dhidhid) joogta ah intan jifo moye inta kale gacmaha iyo lugaha wey ida'an . Arinta wax igu cusub mahan waa ilaa iyo yaranteydii

ilaa an barbar ka noqo wey iheysata wuxuna igu noqday caqabad weyn nolasha dhexdeda gar ahan wax barasha tusale ahan

- salanta dadka waan ku dhibanahay - taas waxa isii dheer waxan ahay arday barta  architecture drawingka dhib ayaan ku qaba

maxa udawa ? maxasa sababi karo


note :cabdsi iyo waxyabo kale igama imado ee waa xili walbo 24 hours intan jifo moye
 
Title: Re: Su'aal: Maxa sababo dhididka gacmaha iyo lugaha oo joogto ah?
Post by: SomaliDoc on May 15, 2013, 03:42:08 PM
Jawaab aan ka bixinay su'aal midaan la mid ah, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html)