Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on August 08, 2016, 11:24:56 AM

Title: Su'aal: Herpes Simplex dadka waaween maku dhacaa?
Post by: Mr Mahamed on August 08, 2016, 11:24:56 AM
Su all herpes simplex dadka waaween maku dhacaa walina afka ma ugudhaca dhanka danbe ee dhan xanaga iyo meesha dalqada ka danbeeso

Maxeena ku kalla duwan yihiin herpea simplex 1 iyo 2?   ???
Title: Re: Su'aal: Herpes Simplex dadka waaween maku dhacaa?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:51:51 PM
Wuu ku dhacaa dadka waawayn, kan 1-aad wuxuu ku dhacaa afka, kan 2-aadne wuxuu ku dhacaa farjiga.