Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seco on December 21, 2018, 07:52:58 PM

Title: Su'aal: Hurdo maba iga soo dhaceyso?
Post by: Seco on December 21, 2018, 07:52:58 PM
Asc dr waxaan ka cabanaa 5 bari maseexan tan kale si kasta hada yeelo hurto ma iga sodhacayso wax ma cuni karo inan kaco marabo inaa iska jiifa rabaa caajis
Title: Re: Su'aal: Hurdo maba iga soo dhaceyso?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2019, 08:11:47 PM
Waxyaabo badan ayaa keeno in hurdo kaa soo dhici wayso, sidoo kale caajiska iyo dhacsanaanta waxay astaan u tahay inuu jirkaaga ama maskaxdaadu daalan tahay waana wax ka dhasha hurdo la'aanta ku haysay maalmaha badan, faahfaahin ku saabsan hurdo la'aanta iyo waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)