Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmedsahal on January 06, 2016, 01:19:18 PM

Title: Su'aal: Culays xaga wadnaha ah?
Post by: Ahmedsahal on January 06, 2016, 01:19:18 PM
Asc doctor Hooyo day ayaa waxay kacaba naysaa culays xaga garbka bidix ah  gaar ahaan wadnaha ku aad kiisa waxbaa ku tagan sida quf muruq  camal waxa aariyo camal ah ayaa ku wareeganaya wadnahana culays ayay ka dareemaysa marka ay dacanayso nafis ayay dareemaysaa cudurka gaaska iyo dhiikarkana way qabtaaa :-[

     Waxa ka rajaynaa tallo wacan
Title: Re: Su'aal: Culays xaga wadnaha ah?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 03:39:20 PM
Cudurka gaaska wuxuu leeyahay wadna garaac iyo culees wadnaha ah, waxaa dhici karto inuu gaaska yahay, laakiin iyadane waa muhiim in laga check gareeyo wadnaha maadaama dhiigkar ay qabto.
Akhriso cudurka gaaska iyo astaamihiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
Akhriso cudurka dhiig-garka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html)
Akhriso cilladaha wadnaha uu keeno dhiigkarka iyo astaamaha uu qofka dareemayo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html)