Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Marwan ismail on November 08, 2018, 01:36:30 PM

Title: Su'aal: CULAYS AN QORTA KA DAREMAAYO?
Post by: Marwan ismail on November 08, 2018, 01:36:30 PM
Asalamu alaikum Doctor Waxan Muddo Laka joogo 5 Bilood Galay Qalin Varicocele O labada dhinacba Laygaga Sameyay .
Mudo Week ah waxan Isku arkay Qorta ila mirgaha qoorta o an ka daremayo Culays Iyo Jidhidhico; Imika waxa ikusi Darsamay inay qacmuhu i Xanunan ,Luguhu Mar anon Dhaqajin in Si yaro Lama Dareman ah uyara boodan waliba faraha hore ,Claska markan Dhiganayo Samurada Wa iku adayg o inan iskaga Baxo claska pan Damcaya wayo wan Jidhidhicoonaya Kolba .Mid Kale jirta kle waxa weye Cabudh An ika ba ayn iyo Dhagaha O i culus  O  ,TASINA waxa iku sababtayban u malaynaya in indhahayga U kuso wareegmo Xuub Cad ,indhahagya hadaan u firsado xuub Cadba Kuso wareegmaya ,Jawaab dagdaga pan upahnay dr Maxad ikula talin Lahayd Dr
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: CULAYS AN QORTA KA DAREMAAYO?
Post by: SomaliDoc on March 23, 2019, 08:14:25 PM
Walaal dhakhar la xiriir, macaan iyo kolestarool ha lagaa baaro iyo xanuunaha kale ee saamayn karo neerfaha, sababtoo ah qaabka laguu haayo waxaad u baahan tahay baaritaan guud iyo dhakhtar waraysi iyo wiisito kugu sameeyo.