Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saladyare9 on March 04, 2016, 01:03:14 AM

Title: Su'aal: Sharqanta ka yeedha jilbaha ama lowyaha?
Post by: Saladyare9 on March 04, 2016, 01:03:14 AM
Asc Dr..

  Waxaan ka codsanyaa dhakhtarka inu faahfaahin iga siiyo sharqanta laga maqlo jilabha xiliyada lamaqlana waa marka qofka uu fadhiga ka kacayo badanaa...

   Marka dectore maxaa xaldaan sababa, xaalada caafimaadse maxay udhimaysaa iyo maxaa dawo u ah arintaa..

  Mahadsanid..
Title: Re: Su'aal: Sharqanta ka yeedha jilbaha ama lowyaha?
Post by: SomaliDoc on March 13, 2016, 08:51:57 PM
Jilbaha oo shanqaro waxay tilmaamaysaa cillad kalagoyska ah, waxaana keeno xanuuno badan, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6333.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6333.0.html)