Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusuf Ahmed on December 13, 2019, 04:53:16 PM

Title: Su'aal: Maxaa laga wadaa Eosinophils 8.0?
Post by: Yusuf Ahmed on December 13, 2019, 04:53:16 PM
Asc Dr aadban kaga mahad celinaya sida hufnaanta iyo daacadnimada leh eed umadada ugu adeegeyso  kolayba abaalkaga  cidina ma gudi karto aan aalle ahayn ee alle ha kaa abaal mariyo
suaashayda Dr waxa weeye ,
baadhitaan dhiig oo layga qaaday shalay ayaa dhakhtarku i sheegay in wax la dhaho (Eosinphils   8.0%)   ay igu badantahay marka saxaradada wax cadcad ka eeg ayuu dhahay wax daawo ahna imu qorin marka Dr maxay tahay  guud ahaan (Eosinphils)
Title: Re: Su'aal: Maxaa laga wadaa Eosinophils 8.0?
Post by: Yusuf Ahmed on January 30, 2020, 10:23:38 PM