Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaficifalcoa on September 09, 2015, 12:29:32 AM
-
asc baabasiir ayn qabaa mudo labo sano ah wax dhakhtar ah uma tegin wax daawo ahna ma qaadan maxay ii dhimi kartaa haday igu sii dheeraato maxayse u geysan martaa ragatinimadayda
maxaa kamida dhibaatooyinka ay keento baabasiirka wakhti dheer kugu yaala
-
Shaafici, qoraalkaan akhriso si jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)